Sharaxaad kooban
Aayadahan, nebiga waxa lagu tusay siduu dadka u weyddiisan lahaa badbaadadooda, iyagoo xumaanta ugu yeedhaya kana fogaanaya farriinta iyo nolosha runta ah.
Aayadda Quraanka
Turjumaada aayadda
41. Qoomkayow. Sidee baan kuugu yeedhayaa badbaadada intaad iigu yeedhaysaan Naarta.
42. Waxaad iigu yeedhi inaan ka gaaloobo Eebe oon la Wadaajiyo Cibaadadiisa oon ogi. waxaana idiinku yeedhi Eebaha adkaada ee dambidhaafka ah.
Quraanka ( Suuradda Al-Ghaafir , aayadaha 41-42).
– Dhammaad






