Xogta Asaasiga Ah Iyo Xaqiiqooyinka Ku Saabsan Suuradda Ad-Duxa
- Suuradda (Cutubka) Number: 93
- Tirada Aayadaha: 11
- Ingiriisi Macnaha: Galabtii – Qorrax-soobax ka dib
Suuradda Ad-Duxa (Gabadhtii – Qorrax-soobax ka dib) Tarjumaadda Carabiga iyo Ingiriisiga

Musxaf – Suuradda Ad-Duxa
Riix halkan si aad u soo dejiso kitaabka: Qur'aanka Yaabka leh
1. Eebe wuxuu ku dhaartay Gal- ka Subax.

2. Iyo Habeenku markuu Madoobaado.
3. Eebahaa kumuu dayin, kumana necbayn.
4. Aakhirana kaaga khayr badan adduunyada.
5. Eebahaana wuu ku siin (Xaqa) inaad ka raalli noqotaan.
6. Miyuusan ku helin Eebahaa Adigoo Agoon ah oo ku magan galin.
7. Wuxuuna ku Helay idinkoo Halmaansan (Quraanka, Sharcigiisa iyo Nabinimada iwm) oo ku Hanuuniyey.
8. Wuxuuna ku Helay Miskiin oo kaa Yeelay Taajir (ku Filan Nafta).
9. ee ha ka yeelina agoonka dulmi.
10. Hana ceshanina kan tuugsada.
11. Fadlina Nicmada Eebahaa (Nabinimada iyo Nicmooyinka kale).
- Dhammaad
Ku noqo boggaga Suuradda ee Qur'aanka , Islaamka , ama Qur'aanka





