Qoraalkan wuxuu caawiyaa qeexida marka hore calaamadaha iimaanka daciifka ah. Waa ficilo kala duwan oo qofka iimaankiisu daciifo uu inta badan sameeyo tusaale ahaan inuu galo dembi ama fal xaaraan ah balse aanu dareemeynin inuu dambi ka galay. Qoraalkan waxa kale oo uu xusayaa dhammaan sababaha keenaya in iimaankeennu daciifo iyo siyaabo kala duwan oo loo daweeyo iimaankii markii horeba daciifay. Qofkasta oo muslim ah waxaa muhiim ah in uu yeesho iimaan adag si uu ugu sugo tubta toosan.
Waxaad ka heli kartaa isku xirka soo dejinta xagga hoose ee bogga.
Download Buuga
Halkan ka degso Kutubta Islaamka oo PDF ah halkan

- Dhammaad





